أرشيف شهر: نوفمبر 2018

XARUNTA IRSHAAD OO QABATAY WORKSHOP KU SAABSAN KAALINTA ODAYAASHA DHAQANKA EE NABADDA & AMNIGA

Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ayaa manta 21. 11. 2018 ka qeyb galay kulan ay soo agaasintay XARUNTA IRSHAAD oo looga hadlayay Kaalinta Odayaasha Dhaqanka ee Nabadda iyo Amniga, kaasoo ka dhacay Hotel Makka Almukarrama ee magaalada Muqdisho. Kulanka waxaa daah furay Agaasimaha Xarunta Irshaad Mudane, Maxamed Bukhaari oo Odayaasha soo dhaweeyay, Islamarkaana uga mahad celiyay sida ay uga qayb galayaan Workshop-kaasi. ...

أكمل القراءة »